Ciidamadii Jabhadda ONLF ka joogay Eritrea oo laga dejiyey Jigjiga (Daawo Sawirro)

Ciidamadii Jabhadda ONLF ee xoreynta Soomaali Galbeed, kuwooda gaarka ah ayaa laga duuliyey magaalada Asmara iyagoo ka degay magaalada Jigjiga ee dowladda Soomaalida Itoobiya. Ciidamadan oo aan hub wadan ayey diyaarad ay leedahay shirkadda Ethipian Airlines ka qaaday magaalada Asmara. Ciidamada ONLF waxaa si weyn loogu soo dhoweeyay Garoonka Garad Wiilwaal ee magaalada Jigjiga, iyadoo … Continue reading Ciidamadii Jabhadda ONLF ka joogay Eritrea oo laga dejiyey Jigjiga (Daawo Sawirro)